Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abass on October 05, 2015, 01:02:14 PM
-
Asc wr wb somali doc waxaan rabaa inaan dhaqaatiirta sharafta leh inay iga taliyan ama daawo iigu Sheegaan cancerka jadiinka oo mid kid ah ehelkayga ku dhacay sidee baan ula tacaalaa maxaanse sameeyaa
-
Wixii talo iyo warbixin ku saabsan xanuunkaan, ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5500.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5500.0.html)