Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on July 11, 2018, 12:34:07 PM

Title: Su'aal: Waa maxay waxtarka "Chlorophyll"?
Post by: Ahmed_Carab on July 11, 2018, 12:34:07 PM
Asc .. bacdal salaam .. waxaan rabaa inaan ogaado waxa uu yahay iyo waxtarka "chlorophyll"