Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yahye1 on September 18, 2019, 12:46:48 AM

Title: Su'aal: Shahwadayda burqo burqo ayay leedahay?
Post by: Yahye1 on September 18, 2019, 12:46:48 AM
Asc dr waad ku mahadsan tahay hosha noheysid dr hadaa su’asheyda u soo gudbo
 Doctor marka ey shahwada iga imaado ayaan waxan ku dhax arkaa burqo burqo kalarka jaala xigeenka ah wax xanuun ah iguma heyso  lkn  kaadida ayaa xanuun dareema doctor marka  maxakena dr  mahadsanid doctor