Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xayee on June 20, 2016, 10:31:26 PM

Title: Su'aal: Markan gaadhi/gaadid fuulo wan wareera?
Post by: Xayee on June 20, 2016, 10:31:26 PM
asc dr  markan gaadhi/gaadid fuulo wan wareera o wan mataga  marka maxad igula talin lahayd ?mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Markan gaadhi/gaadid fuulo wan wareera?
Post by: SomaliDoc on July 28, 2016, 04:17:18 PM
Qoraalkaan Akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6157.0)