Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hanad Ahmed on May 06, 2019, 03:16:08 PM

Title: Su'aal: Daawooyin qofka dheereeyo?
Post by: Hanad Ahmed on May 06, 2019, 03:16:08 PM
Asc Somaliadoctors magacegu waa Hanad Ahmed waxaa jira 22 sano waxaa ahye qof gaaban familkegna uma lahan waxa dhaxal ah marka doctor maxaa sameyaa oo aa ku dheerada mid kle ma jiraa daawoyin lagu dheeraado oo la qaato