Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Sayid Cali Cumar on April 07, 2016, 05:47:46 PM

Title: Su'aal: Cudurka brusella maku dhacaa xaniinyaha?
Post by: Sayid Cali Cumar on April 07, 2016, 05:47:46 PM
Asc ditore waxaa layga hayaa xaniin marka cudurka brusella maku dhacaa xaniinyaha. Mida kale xuubka xaniinta hadii ay wax gaaran daawo ma leeyahay thanks
Title: Re: Su'aal: Cudurka brusella maku dhacaa xaniinyaha?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 03:36:58 PM
Cudurka buruseelka wuu ku faafi karaa xiniinyaha, ka akhriso halkaan qoraal ku saabsan xanuunkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2233.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2233.0)