Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed15 on August 28, 2015, 12:35:20 PM

Title: Su'aal: Maxaa galmada kor u soo qaadi kara?
Post by: Ahmed15 on August 28, 2015, 12:35:20 PM
asalaamu calaykum Dr waxaan waydiinayaa inuu bal iiga waramo ninka 3 xaas leh ee u baahan markuu galmada sameynaayo wixii kor usoo qaadi lahaa galmadiisaa faraha badan waad mahadsan tahay
Title: Re: Su'aal: Maxaa galmada kor u soo qaadi kara?
Post by: SomaliDoc on August 30, 2015, 07:03:08 PM
Ahme, ku dadaal cunnooyinka iyo waxyaabaha dabiiciga ah ee qoraalkaan ku xusan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5937.0.html)