Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mohamed Salad on January 11, 2016, 01:06:19 PM
-
Asc dr aad ayaad umahadsantahay dr waxan rabaa inaan kuweydiyo kawaran hadi aan isticmaalo Anti Obesity Drugs maxey sameyn ah oo ay igu yelane jirkase side ula falgashaa maxase LA iiga baahanyahay
-
Fadlan akhriso jawaab laga bixiyaya su'aashaan oo kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4696.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4696.0.html)