Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxudiin2012 on October 31, 2020, 08:58:10 AM
-
Dictoore: Subaxdi Markii Aan Hurdada Ka Soo Kaco waxaan isku arkay Dhidid Saliid Leh oo Xabadka iyo Garbaha aan ka dareemo. Maxaa keeni kara adigoo Mahadsan?
NB: Wax yaabaha igu cusub aan sameeyo.
1) Exercise ayaan Bilaabay Habeenkii
2) LOOS aan la dubin ayaan mar marka qaar cunaa.
Mahadsanid.
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
+
aan ka hadalno!