Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Canabcumar on May 01, 2016, 11:00:56 AM
-
Asc su aashaydu waxay tahay waxaa jira laba nooc oo ay somalida hablaha u guddo sunni iyo fircooniga. Haadaan fircooniga so qaadano waxaa ladhahaa inanta loo gudo dareenkii baa ka luma o way ka dareen yar tahay inanta sunniga ah hadaba su aashayda waxay gabadh fircooniya oo hadana dareenaheeda caadi yihiin maxaa sababay ma la oran karaa dareenka sariirta wax xiriir ah lama laha xubinta la jaray ????
-
Waxay ku xiran tahay qaabka loo guday iyo wax la jaray.
Gudniinka fircooniga laftirkiis ayaa heerar kala duwan leh ee halkaan ka akhriso noocyadiisa iyo dhibaatooyinka lagala kulmo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1907.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1907.0)