Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on March 23, 2016, 01:15:21 PM

Title: Su'aal: Waa maxay geedka Moringa?
Post by: Iraado Macalin on March 23, 2016, 01:15:21 PM
asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado faa'iidada geedka  MORINGA Tree iyo cudurada lagu daaweeyo
Title: Re: Su'aal: Waa maxay geedka Moringa?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:39:28 PM
Geedka Moringa warbixintiisa halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0)
Title: Re: Su'aal: Waa maxay geedka Moringa?
Post by: Iraado Macalin on April 05, 2016, 02:55:14 PM
asc  hadii aan rabo geedka moringa  wuxuu ku yaalaa gurigeyga mana aqaan si aan uga faa'iideysato marka ma ii sheegi kartaan ma caleentaa la cunaa mise mira ama ubax

NB; fadlan faahfaahi buuxda si dadkoo dhan uga faaiideysto, sida sonkorta loogu daaweeyo ama korstrolka
Title: Re: Su'aal: Waa maxay geedka Moringa?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 01:47:45 PM
Caleenta iyo dahaarka laamihiisa ayaa la diirtaa ee mirahisa iyo ubaxiisa lama cuno.