Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaakeye on April 05, 2016, 04:16:48 PM

Title: Su'aal: Waxan Galay Qaliin Jilibka Ah?
Post by: Jaakeye on April 05, 2016, 04:16:48 PM
Asc Sln Qaali Ah Kadib Wiil Sxbkeey Ah Ayaa Iyiri Dr-ka Su'aal Iiweydii Waxayna Tahay Sidaan, Wuxuu Ka Dhaawacmay Jilib-ka Ama Ruuga Ayuu Wax Ka Noqdey Isagoo Kubad Ciyaaraayo Kadibne Dhaqatirta Waxay Dhaheen "Meniscus" Ka Ayaa Burburay Wayna Ka Saareen Markey Qalin Yar Ku Sameeyeen Marka  Bila "Meniscus" Kaas Ma Carari Karaa Mase Ciyaari Karaa Kubada?

Thnks Dr
Title: Re: Su'aal: Waxan Galay Qaliin Jilibka Ah?
Post by: SomaliDoc on April 13, 2016, 01:53:32 PM
Hadduu meniscus-ka lagaa bixiyay ma ordi kartid wax culusne ma qaban kartid, waa in aad tartiibsataa.
Waxaa dhici karto in qalliin dib u dhis jilibka lagu sameeyo haddii aadan sidaa ku noolaan karin.
Waxaad u baahan tahay in aad la xiriirtid dhakhtar qalliinka lafaha.