Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Yasiin on February 15, 2019, 01:26:35 PM

Title: Su'aal: Xanuun aanan lahaan jirin ayaan isku arkay?
Post by: Yasiin on February 15, 2019, 01:26:35 PM
Sck walaal aadban
Idiin salaamay somalidoc
Walaal xanuun aanan lahaan
Jirin ayaan isku arkay ila dhawr biloodba waxaan karaahsada
Dadka odhan kalinimada ayaan jeclahay,waxaan noqdaa rajo
La aan,hurdadu way igu yartahay
Dulqaad uma lihi caqabada yaryar
Ee nolosha xanaaq ayaa igu badan.
Fikirku waa igu badanyahay
Walaal talo ayaan idinka baahanahay
Mahadsanidin



Title: Re: Su'aal: Xanuun aanan lahaan jirin ayaan isku arkay?
Post by: SomaliDoc on November 17, 2019, 12:48:43 PM
Astaamaha aad sheegtay waxay tilmaan u tahay cillada diiqada ama depression-ka ee ka akhriso qoraalkaan faahfaahin dheeraad ah: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=872.0)
Title: Re: Su'aal: Xanuun aanan lahaan jirin ayaan isku arkay?
Post by: Mohamoud Abdiaziz on November 17, 2019, 01:11:44 PM
Fadlan Maku Cawin Kara Walal