Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on February 21, 2020, 01:12:27 PM
-
Asc SomaliDoc
Wax nooga sheeg labada sugar ee kala ah
1) Natural Sugar iyo 2) Refined Sugar?
Sidee loo sameeyaa maxaase laga sameeyaa Refined Sugar sideese caafimaadka u waxyeeleysaa maxaase ka dhaxeeya cudurka kansarka iyo sonkortaan?