Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdikani on August 26, 2013, 03:26:30 PM

Title: Su'aal: Leakage of urine?
Post by: Abdikani on August 26, 2013, 03:26:30 PM
asc dhaqaatirta sharafta leh waan idin salaamay aadna waxan idinka mahadcelinayaa baahida somalida aad ka kafisen ee ku saabsan caafimadka.
Suasheeda waa ....

Waxan isku arkay waayahan markan kaadiyo oo aan iska dhaqo 5-10 daqiqo ka dib waxan arka some leakage of urine waxana taas igu dhalisay waswaas xaga salaadahayga marka side igu caawinkartaa waxan jira 19 years.
Jawaabtaada waa ii muhiim
Title: Re: Su'aal: Leakage of urine?
Post by: SomaliDoc on November 05, 2013, 01:03:03 PM
Kaadida in ay ku harto kaadi heesta waxaa keeni karo xanuuna badan oo ay ka mid tahay infakshanka kaadida, in kaadi heesta ay jiran tahay iyo waxyaabo kale inkastoo da'daada aysan u badneen in qanjirka prostate-ka cillada tahay laakiin la xiriir takhtar guud.