Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Horujeed on January 19, 2017, 02:43:19 PM
-
Asc wr Dr.Mahdi. Waxaan kaa codsan lahaa in aad faahfaahin iga siiso WADNA-DALOOLKA caruurtu ku dhashaan heerarkiisa kala duwan iyo
haddii ay jiraan cunnooyin laga ilaalinayo iyo ku la siinayo cunugga ku dhasha WADNA-DALOOLKA.
Mahadsanid.
-
Qoraal faahfahsan ayaan hadda ka hor uga hadlay cilladaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6265.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6265.0)