Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: m.mo141 on July 24, 2016, 04:28:23 PM

Title: SU'AAL: KOOSTADA
Post by: m.mo141 on July 24, 2016, 04:28:23 PM
Asc  diktoore waan aqriyay informationka guuud e kooostada bogaaan ayaaan ka aqriyay sifiican waan u fahmay waxaan raba kaliya inaad i sheegtid

KOOSTADA MALAGU CAATOOBA
MICNAHA MIISAANKA MA RIDA

Waxaan cabaa cabitaan lagu shiiday koosto iyo moos

Marka waxan maqlay koostada waalagu caatooba sax miya


HAA AMA MAYA


THANKX
Title: Re: SU'AAL: KOOSTADA
Post by: SomaliDoc on September 16, 2016, 07:04:46 PM
Koostada waxay hoos u dhigtaa baahida aad u qabtid cunnada sidaas ayay miisaanka ku ridaa, caafimaadne waa laga helaa.