Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Farxaan Cabdi Faarax on January 22, 2017, 01:54:25 AM

Title: Su'aal: Af-qurun neefta oo urta?
Post by: Farxaan Cabdi Faarax on January 22, 2017, 01:54:25 AM
asc dhamaan dhakhaadiirta wll waxaan iga caawisaan xanuunkan oo in mudo ah i hayay waxaan lee yahay tonsile stones. marka wll afka  lagama arki karo hada ka hor waxaa la isaaray raaji waa laga dhax arkay cunaha dhaxdiisa mar labaad waxaa la ii diray tuubada la isku dhaadhiciyi balse wax dhib ah iimayna sheegin walina wax is badal ah ma hayo wll lakiin waan leeyahay dhagaxaanta qumanka in kastoo qumanku ayna ixanuunin bararna aysan lahayn dr.wll maxaad igula talin lahaydeen khayr allaha indin siiye thanks
Title: Re: Su'aal: Af-qurun neefta oo urta?
Post by: SomaliDoc on May 13, 2017, 07:48:53 PM
Haddii aad isku aragtay dhagaxaanta "tonsil stones" way keeni karaan af-urka, waana muhiim in aad la xiriirtaa dhakhtar ENT ah si lagaaga soo fago ama qalliin lagugu sameeyo.
Akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2601.0)