Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on August 16, 2016, 02:47:36 PM

Title: Su'aal: Kaluunku ma kiciyaa infections?
Post by: Kaltuun on August 16, 2016, 02:47:36 PM
Asc dhakhaatiirta sharafta leh ee pagekan ku howlan bacda salaan waxaan rabay in layga jawaabo kaluunku ma kiciyaa infections quman ayaan leeyahy dhakhtaro badan aan la kulmay waxay i dhahaan basbaaska iyo barafka iska daa dhakhtar kalluun hadal haya maan arag marka kalluunka kwrn doctor
aad baad umahadsantihiin all
Title: Re: Su'aal: Kaluunku ma kiciyaa infections?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2016, 06:55:59 PM
Maya kalluunka ma kiciyo infekshan, haddii aad xasaasiyad ku qabtid borotiinka waa laga yaabaa in aad ku xajiimooto, kalluunka waxaa laga helaa faa'idooyin badan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7112.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7112.0)