Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: FARHANSOM on April 23, 2015, 10:55:47 AM

Title: Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?
Post by: FARHANSOM on April 23, 2015, 10:55:47 AM
asc wr waad ku mahadsantihiin jawaabina caafimaad ee aad bulshadiina usoo gudbinaysaan.
 su'aashaydu waxay tahay maxaa keena dhabar xanuunka loo yaqaan afka qalaad (lower back pain) oo qofku isagoo aan wax xanuun ah dareemayn seexdo lakiin subixii uu la soo tooso xanuun daran ka din markuu cabaar joogana  xanuunkii ka tago? maxaa lagula tacaalaa oo dawo u ah?
Title: Re: Su'aal: Maxaa keeno dhabar xanuunka?
Post by: SomaliDoc on April 25, 2015, 01:38:07 PM
Fadlan halkaan ka baro dhabar-xanuunka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,570.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,570.0.html)
Qoraalkaan kalane ka faaidayso: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,4611.0.html)