Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Alcadaala on September 19, 2017, 02:04:16 PM

Title: Su'aal: Jimicsiga Madaxa oo Joogto igu Noqday?
Post by: Alcadaala on September 19, 2017, 02:04:16 PM
Asc wr wb Takhtar Waad Mahadsan Tahay Sida Daacada Ah Ee Bulshada ugu Adegayso Allah Khayr hakugu Abaal Mariyo
Dr Su,aashaydu Waxa Waaye Mar walba Aan Soo Kaco Hurdo Ama Caajiso Madaxa Ayaan Ka Jimicsada Midig Iyo Bidix Waxana Ka Baxday Qararac Daran Wax Dhiba Ma ii Keenaysaa?
Maxayse Tahay Ciladas?
Mahadsanid Dr.
Title: Re: Su'aal: Jimicsiga Madaxa oo Joogto igu Noqday?
Post by: CilmiSabca on September 19, 2017, 07:10:53 PM
Su'aashaada horey ayaa looga jawaabay, Jucinta Faraha. Madaxa iyo qeybaha kale ee jirkana waa looga hadlay.
Guji linkigaan, akhriso linkiyada ku dhex jira si aad wax badan u ogaatid:-
http://bit.ly/2f8gcx9 (http://bit.ly/2f8gcx9)