Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on September 22, 2017, 02:22:35 PM

Title: Su'aal: Shahwada meeqo saac ayay ku samaysmataa?
Post by: Mr Mahamed on September 22, 2017, 02:22:35 PM
?Ditore waxan ku weydinayaa spermada ama shahwada raga meeqo sacadod ayee ku sameysmataa haduu qofka sadax mar isku xiga malin walba galmo sameyo spermadaas 24 hrs kabacdi sameys meyso matahay mid bacrimin karta ug xanta
Waayo waxan maqlay shahwada waxay ku majure ku noqotaa 75 days oo markaas wax tarleydahay jawaab wacan ditoore
Title: Re: Su'aal: Shahwada meeqo saac ayay ku samaysmataa?
Post by: CilmiSabca on September 23, 2017, 07:47:26 PM
Waxaan halkaan kuugu soo koobay qoraalo su'aashaada la xidhiidha oo dhamaantood boggaan Somalidoc ku wada jira.
Waxaa horey looga halay
Biyaha Shahwada Ma Dhamaadaan (http://bit.ly/2wJkuq7)
Waxaad kale oo aad akhrisan kartaa:
Badinta Shahwada (http://bit.ly/2wKFNay)
Waxaad kale oo aad halkaan kaga bogan kartaa linkiyo qoraalo ku saabsan Noocyada Shahwo yarida (http://bit.ly/2wJI5GZ)
Sidoo kale waxaa jira mowduuc looga hadlay
Xawo Yarida (http://bit.ly/2wIJayS)
__________________
Haddii aad Su'aalo dheeraad ah qabtid, Fadlan ku soo dir Qeybta Su'aalaha (http://bit.ly/2fhsR0N)