Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hawakalif on January 22, 2015, 11:36:37 PM

Title: Su'aal: Infakshinka so noqnoqdo maxaa daawo u ah?
Post by: Hawakalif on January 22, 2015, 11:36:37 PM
Asc  walalayal dhaman tiina ilaahay ha idiin barakeeyo
Gabar sxbtee ah ba sual qabta
Wa siidatan suashu  infakshinka so noqnoqdah
Oo ku dhahay (Uti)  muxu na u Geeysan  kara xubinta taranka
Title: Re: Su'aal: Infakshinka so noqnoqdo maxaa daawo u ah?
Post by: SomaliDoc on January 24, 2015, 04:58:45 PM
(http://somalidoc.com/Topics/infakshanka.png)

Infakshanka soo noqnoqdo waxaa keeni karo dhowr arrimood oo ay ka mid tahay:

Waxaa habboon in qofka haddii laga helo infakshan safiican looga daaweeyo oo la siiyo daawo wax ka tarayso, laguna taliyo inuu daawada dhameesto muddadii dhakhtarka ugu talagalay, markuu dhamaystane ku laabto dhaktharka si loo baaro oo loo ogaado in uu ka raystay iyo in weli daawada aysan waxna tarin oo dhici karto in kaadida ama dhiigga la beero si loo helo daawada ugu habboon ee dili karto jeermiska qofka uu qabo.

Halkaan ka akhriso qoraal aan uga hadlay sababaha ku badiyay infekshanka haweenkeena: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5709.0)

Haddii aad su'aalo caafimaad ah qabtid iigu soo dir qeybta su'aalaha: http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?board=31.0)
http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)