Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kim Jong Un on February 13, 2018, 06:40:05 PM

Title: Su'aal: Maqaarka Oo aad ii ololaya gaar ahaan lugaha?
Post by: Kim Jong Un on February 13, 2018, 06:40:05 PM
Asc doctor waad mahadsanthay waan kaaga mahadcelinynaa sida aad mar walba noogu heelin tihiin.
Ayaamahan danbe waxaan isku arkay xasaasiyad dhinaca Maqaarka oo lugaha iyo gacmaha iyo dhabark xaga sare ee garbaha ku badan iiyo meelo kale oo jirka  ayaan dhexdaasana waxaa jirka igaga kacay xasaasiyad aan iri waa lactose intolorence oo astaamaha cudurkaa wadata
Iminkana waxaan yara dareemayaa maqaarka meelahaa aan soo sheegay oo aad moodo inuu i ololayo oo uu i daadanayo
Markaa doctor Maxaa sababa xasaasiyadan.
Xasaasiyad sanka iga haysana waan leeyhy oo aan is idhi waa Sinuses
Mahadsanid.
Title: Re: Maqaarka Oo aad ii ololaya gaar ahaan lugaha
Post by: Akhaa Binu Jowhari on February 14, 2018, 07:11:47 AM
Fadlan, akhriso link-ga hoos kaga muuqada inta dhakhtarka kaaga soo jawaab celinayo.
Weliba, waxa ka faa'iidi doonntaa linkiyo badan ku lifaaqsan link-gaan, oo ka hadlaya wax aad sheeganayso.


http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5658.0)