Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on June 13, 2018, 03:14:47 PM
-
Asc .. salaan ka dib ... su'aasheyda waxaa weeye: ma dhici kartaa qofka inuu ku bato mise ku badan yahay chromosome-ka ... haduuse jiro qof nuucaasi ah muxuu dadka kale kaga duwanaan karaa; yacnii astaamo gooni u ah oon lala wadaagin?
-
Chromosome ma ahan wax jirka ku bato sida hormoonada oo kale, si aad fikrad uga qaadatid akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,848.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,848.0.html)