Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ibrahim Abikar on June 29, 2019, 09:44:20 PM

Title: Su'aal: Olole talaal ee cudurka meningitis?
Post by: Ibrahim Abikar on June 29, 2019, 09:44:20 PM
Asc Doctor, talka Kenya waxaa kasocta olola talal ee cuthurka meningitis. Talalka waxaa lasiiya tatka udaxeyo 1-29 sano. tatka qaar waxaay qabaan talalka waa lugumadalooba( way of family planning) marka daktari suasheyta; waxaas maxaa kajiro? maxaa talalka loosineynin tatka waweyn? .thanks