Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuur12 on November 06, 2009, 09:28:07 AM

Title: Su'aal: Maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna?
Post by: Nuur12 on November 06, 2009, 09:28:07 AM
waxaad iga jaahil saartaan maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna ama qoorta  oo aad had iyo goor doonto in aad doogto ma tayfoodhba ma xanuun kale
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna?
Post by: SomaliDoc on November 06, 2009, 01:15:02 PM
Warbixin dheeraad ah ayaa loo baahanyahay.
Ma jug horaa jirta?
Ma calaamado kale ayaa leedahay sida madax xanuun, matag, qandho?
Ma daliigidda ayaa ku raysataa?
Meeqo ayaa lagu hayay?
???
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna?
Post by: Nuur12 on November 15, 2009, 08:20:23 AM
5years ayaan mergiyada ka cabanayay  qadho iyo matag iyo madax xanuun  iyo jug midna malihi laakiin waxaa iskay xanuuna ya mergiyada waxaanaan u baahana yaa in aan marka sa duugo
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena mergiyada oo ku xanuuna?
Post by: SomaliDoc on November 17, 2009, 08:32:23 PM
waa murqa xanuun ee halkaan ka akhriso maxaa keena murqo xanuunka
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1436.0.html)