Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: AbuJaasum on November 15, 2013, 09:31:37 PM

Title: Su'aal: Waa maxay jawga /jaqalada aan shaqeeneenin?
Post by: AbuJaasum on November 15, 2013, 09:31:37 PM
Asc dhamantiin, sln ka dib waxaa 2 bil ka hor ila soo gud boonaatay problem dhanka jaqalada ah.
Markii aan wax cuni raba jaqalka dhanka midigta ah wu is jam gareyna anigo isla markaasi aan awoodin in aan wax ku ruugo Goosga xiga dhankaasi.
Wixi la talin ah ma jwb celin wa dhankina (y) ...
Title: Re: Waa maxay jawga /jaqalada aan shaqeeneenin?
Post by: SomaliDoc on December 10, 2013, 02:05:03 PM
Kalabaxa lafta daanka ama in booskeeda ay ka duruqdo waxay keentaa in afka uu xermi waayo ama uu takaateesmo, waxaana keeni karo in seedaha lafta hayo ay dabceen sidaa darteed waxaa haboon in  aad u tagto takhtar lafaha ah si uu u eego in ay qalliin u baahan tahay iyo in kale.