Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awcabdi on September 01, 2010, 07:46:48 AM

Title: Su'aal: Dhibaato biyo-bax dedeg ah?
Post by: Awcabdi on September 01, 2010, 07:46:48 AM
doctor wad salamantahay marka hore salan kadib doctor waxan donaya in aad ii shegto
mudo 2sano ah baan siikaysanayay xaasna malihi markaas hada ayaan xas yeeshay
kadib markaan utago habenkii biyuhu way iga imanayaan markiiba doctor maxan sameeya hadii aan dareemo kacsi anigoon gaadhinba gaabdhii ayay biyihu iga imanayan doctor falo iga sii thanks
Title: Re: Su'aal: Dhibaato biyo-bax dedeg ah?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2010, 08:06:22 AM
Halkaan ka akhriso jawaabta su'aashaada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)

Halkaan ka faaideyso dhibaatooyinka siigada
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)