Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuqfaa on March 06, 2013, 06:35:36 AM

Title: SU'AAL: MADAX XANUUN?
Post by: Nuqfaa on March 06, 2013, 06:35:36 AM
asc waan idn slamy all my dhaqatriteyda sharafta leh saln ka dib waxan fila hader ka hor an meshan sulao ka so qoray soo hader sualo ban qabaa marka oo ku saabsan madxa xanuunka ah dhaqatirt waxey igus hegn MIGRAINE oo hade hal sano waxanq adnaay dawyin ah migrainkas wlahi hurdadeydi wa is badahsy lkin sideydi kale no daawyinkn waxaan qaadanay sand waa qadanay so sdia li qabtna waa madax xanuun saaid ah madax gudah oo guduha iga racmaayo oo in wax ii jidnayo cml dhanka bidix lugta iyo gacnat oo mar mar reefro cml qabow iyo gariir daren lan cml darema mar mar iyo barar dhankas bes ku eg ilaa isha bidx lalabo matag warer ayaan dhan wax qof SI SI AH
 CN AA NOQODAA DAHQTAR ba la kulmay wuxuna ii soo qoray dawyinkan ban qataa TOPIRAMATE 25GM    IYO NORTRIPTYLINE 25GM IYOJ MARKA XANUUNKNA WAA DAREMA DAAWOYINKA KAM TAGO OO SEY TAHY BAN U QAATA EE MA XANUUN KALE BA I HAAYO SAAS AA SOO SHEGYA BA LII QABTAA MISE WAA UU MIGRAINE KAS  EY SHEGAY DHAQTARKEYGA SO MAXAD IGU ACWIN KARTAN INAD KU SHEGTAS WAX NUCAS AH EE I QABTAA THANKS WLAIBO AAD BU II XANUUNA MADAXA MAN QIYASI AKRO XITAA WA WAX SAAMEYN KU LEH NOLOSHEYDA CADIGA THKNZ
Title: Re: SU'AAL: MADAX XANUUN?
Post by: SomaliDoc on April 17, 2013, 11:48:12 AM
Xanuunka aad dareemeyso waa goonjab ama waxa loo yaqaano "Migraine" calaamadaha aad sheegaysane wuu leeyahay kulligood.

Dareenka aad dareemeyso oo dhinaca ah waa lagu yaqaanaa waana nooca ugu xun ee migraine-ka, wuxuu saamayn karaa araga, iyo codkaba.

Marka takhtarka daawooyinka uu kuu soo qray waxay isugu jiraan daawo ka hortag ah migraine-ka iyo daawo dajin ah, labadane way ku caawin doonaan, mida kale waxa kiciyo migraine-ka waa in aad iska ilaaliso, dadba waxabaa ku kiciya, qaar iftiinka, waxyaabaha qabow sida ice-creamka, iyo waxyaabaha aad dhanaanka u ah iyo waxyaabo kalaba.

Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan noocyada madax xanuunka iyo waxa lagu garto: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,298.0.html)