Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iraado Macalin on March 23, 2016, 01:15:21 PM
-
asc waxaan rabaa inaa wax ka ogaado faa'iidada geedka MORINGA Tree iyo cudurada lagu daaweeyo
-
Geedka Moringa warbixintiisa halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6093.0)
-
asc hadii aan rabo geedka moringa wuxuu ku yaalaa gurigeyga mana aqaan si aan uga faa'iideysato marka ma ii sheegi kartaan ma caleentaa la cunaa mise mira ama ubax
NB; fadlan faahfaahi buuxda si dadkoo dhan uga faaiideysto, sida sonkorta loogu daaweeyo ama korstrolka
-
Caleenta iyo dahaarka laamihiisa ayaa la diirtaa ee mirahisa iyo ubaxiisa lama cuno.