Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Malka_1994 on October 09, 2020, 09:18:35 AM
-
asc dhakhatrita sharftale wan in salamaya marka hore salan kadib 2 su aalo ayan raba in ad iga jaawabtin
1: dhabar xanuun ayan leyahay waliba wa Dhanka bidixda in
2: hurda la'an ayan yeshay
-
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)
caafimaad baan kuu soo dirayaa!