Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: شرحبيل on February 24, 2019, 03:43:55 PM

Title: Su'aal: Ma jiraa kareem la mariyo xubinta ragga?
Post by: شرحبيل on February 24, 2019, 03:43:55 PM
Asc Dr .
  Dr waxaan rabaa inaa kuweydiiiyo :
1. Kareemooyin majiraan xubinta taranka raga lamariyo si uu darenka uyareeyo , waqtiga galmadana lafogeeesto ?!
2. Hadii ay jiraan kareemo nuucas ah ma iishgi krtaa magacyadooda ?

NB ;  Dr dhowr jeer ayaan suaal KUSOO weydiiyey jawabna mahelin , ee isoo jawab.
Title: Re: Su'aal: Ma jiraa kareem la mariyo xubinta ragga?
Post by: SomaliDoc on December 01, 2019, 01:25:38 PM
Haa way jiraan kareemyo dareenka yareeyo si loo dheereeyo biyo-baxa, waxaana badanaa lagula taliyaa ragga ka sheegto biyo-baxa degdegga ah, waxaana ka mid ah kuwa la dhaho "Lidocaine sprays" inkastoo ay kala duwan yihiin.

N.B: Su'aalaha aan ka jawaabno saf ayay ku socdaan, siday u kala horeeyaan ayaa looga jawaabaa, haddii ay jirtay su'aal tan ka horreysay oo aad adigu soo gudbisay, waa hubaal in laga jawaabay ee dib u baar..