Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khaalid Yusuf on September 26, 2019, 01:15:53 PM

Title: Su'aal: Kolasterol aan daawo u baahnayn?
Post by: Khaalid Yusuf on September 26, 2019, 01:15:53 PM
Asc waan salaamayaa dhaman dhakhaatiirta alle ha idin xafido, waxaan rabaa inaan idin waydiiyo suaal kusaabsan kolestrolka maalin dhawayd ayan maray baaritaan caafimaad waxay  i dhaheen heer kolestrolka  jidhkaagu waa ficnyahay inkastoo uu jiro mid yar oo khafiif ah oo daawo u baahneeyn
 waxa jira dhowr nooc oo kolestrolka jirka ku jira mid xun iyo  mid fiican tusaale ahaan, kolestrolka guud waxaa laga rabaa 200 mg/dl kaaga waa 224 mg/dl kolestrolka fiicn  HDL waxaa laga rabaa 35,3-79,5 mg/dl baarista dhiigayga waa 85,1 mg/dl heerkii fiicnaanta waa dhaafay ma ogi inuu dhib keenayo iyo inkale , heer kolestrolka xun LDL  waxaa laga rabaa 0-130 mg/dl  baarista dhiigayga waa  121 mg/dl  ma ogi inuu dhib keenayo hadii 100 mg/dl soo dhaafay   nooc kale waxuu ku tilmaamay Trigliserid waxaa laga rabaa 0-150 mg/dl baarista dhiigayga waa 85,1 mg/dl, markaa ma khatar ayaan ugu jiraa kolestroolka? sidee uga saari karaa  dufanka xididada dhiiga mise hadii uu galo lagama saari karo xitaa hadii aan socod sameeyo jimicsi IMM inkastoo maaliskasta socdo 2 saac? fadlan iiga soo jawaaba waa mahadsantihiin.
Title: Re: Su'aal: Kolasterol aan daawo u baahnayn?
Post by: Khaalid Yusuf on December 03, 2019, 12:04:52 AM