Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Naley on January 26, 2015, 12:47:08 PM

Title: Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?
Post by: Naley on January 26, 2015, 12:47:08 PM
Asalam Aleykum .. Suashayda wa Maxaa Lagu dawayn Karaa waxa ay somalida utaqano Qarasta ama english/bile acid  ?

Maxaysa Ku timada, si an ujojiyo. Thanks
Title: Re: Su'aal: Maxaa lagu daaweyn karaa Qarasta?
Post by: SomaliDoc on January 27, 2015, 10:31:35 AM
Fadlan halkaan ka akhriso waxa Qarastu ay tahay, waxa keeno, in ay daawo u baahan tahay iyo in kale: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2346.0.html)