Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Hudo ali on February 12, 2017, 02:47:42 PM

Title: Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?
Post by: Hudo ali on February 12, 2017, 02:47:42 PM
« on: February 11, 2017, 11:18:54 PM »
Quote
Asc aadbn idiin salamaya dhakhtarada qaaliga ah  waxaan qabaa suaal aanjeclahy inaad iiga soo jwbi doontan insha allh  ahna wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay 1.  Tuubada kaadi mareenka xageeda danbe ayaan kataabtay xubin laa laabka kashabahda mindhicirada una adag sida qanjidhka xageeda danbena cad caadia ka ah markaa waxaan ukala garan la ahay ma wax igasoo baxaa ?   Ma ilmagaleenkaa saas ah oo anaa iska baqay ma mindhiciradaa  .takale 2 kafka hore mindhiciradu miyay soo gelikaraan   makaanka caafimadka qabse waa mid nooce ah taabasho iyo aragti

Waxàan ahy 22jir hal ilmona waan leeyahy oo 11bil jira
Insha allh jwbtiinaan ubaahanahy
Title: Re: Su'aal: Wax aan ku wareeray shaki iyo naxdina igelisay?
Post by: SomaliDoc on May 26, 2017, 08:23:44 PM
Mindhicir meeshaa kama dhawa, maan soo gali karto.
Sidoo kale minku maahan wax la taaban karo oo far ku gaartid, laakiin waxaad dareemi kartaa afka ilmo-galeenka ee loo yaqaano "Cervix", khaasatan haday hooyadu horay u dhashay.

Wax dhib ah oo laga welwelo maahan.