Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ducaale145 on July 20, 2019, 07:23:20 PM

Title: Su'aal: Kaadida way i gubtaa?
Post by: Ducaale145 on July 20, 2019, 07:23:20 PM
asc waan idin salamay somalidoc intaa ka bacdi xanuun badan baan isku arkay kadid way I guubtaa waa huruud teeda kale saxaraduna way igu raagta ka dibna xanuun baan dareema xagga danbe markan dhammaysto awal dareenkaygu waa sareyey balse xubinta taranka xanuunta garaac baan dareema maba kacayo hadda anna shaki baan dareemay iga jaahil saaara