Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boqorka on March 21, 2016, 04:25:35 PM

Title: Su'aal: Maxaa keena hilibka ka sareeya cidiyaha oo dildilaaca?
Post by: Boqorka on March 21, 2016, 04:25:35 PM
asc bahda somali doc waxaan isku arkay  in cidiyahayga hilibka ka sareeya uu dildilaaco xanuuna igu keeno  markaa waxaan idinka codsanyaa talo ama dowo midkii aad haysaa  aad ayaad umahadsantahiin
Title: Re: Su'aal: Maxaa keena hilibka ka sareeya cidiyaha oo dildilaaca?
Post by: SomaliDoc on April 04, 2016, 01:23:25 PM
Qoraalkaan ka akhriso waxa keeno arrintaas iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5746.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5746.0)