Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Axmed Cumar on August 16, 2017, 01:39:54 PM

Title: Su'aal: Xubinta taranka raga ee hoos u qaloocda?
Post by: Axmed Cumar on August 16, 2017, 01:39:54 PM
xubinta taranka ragga ee hoos u qaloocda ama goobada leh maxaa sababa, dhib makeeni kartaa, mana latoosin karaa. dhibaato dhanka bikra jabinta mayeelan doonaa? mahadsanidiin.
Title: Re: Su'aal: Xubinta taranka raga ee hoos u qaloocda?
Post by: SomaliDoc on June 13, 2018, 11:10:23 AM
Xubinta oo hoos ama dhinac u qalloocato waa arrin dabiici ah oo ragga qaar isku arkaan, saameyn ku ma laha howsha umana baahna in la toosiyo.