Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Iimaan on May 11, 2015, 12:18:03 PM

Title: Su'aal: Sidee loo daaweeyaa baabasiirka iyo haaraha wejiga?
Post by: Iimaan on May 11, 2015, 12:18:03 PM
]Sidee la isaga daaweeyaa baabasiirka?
Sidee laisaga daaweeyaa haaraha wejiga gala?
Title: Re: Su'aal: Sidee loo daaweeyaa baabasiirka iyo haaraha wejiga?
Post by: SomaliDoc on May 11, 2015, 03:18:10 PM
Halkaan ka akhriso qoraal ku saabsan Baabasiirka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,891.0.html)
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan: Findoobka ama Haaraha wajiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2102.0.html)

Haddii su'aal ama faahfaahin u baahan tahay noo soo gudbi.