Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirahim Gayre on September 07, 2008, 09:05:36 AM

Title: indha xanuun wata cuncun iyo gaduud
Post by: Abdirahim Gayre on September 07, 2008, 09:05:36 AM
waxaa i cun cuna indhaha wayna i gaduutaan marakaa wax aqrinayo ama aan fiiriyo meel iftiin ah waana xanuun marna taga marna soo noqda waxaana jiraa 20 sano waxaana  isku arkay sanadkaan gudiisa waxaana is ticmaalay daawooyinka ay ka mid yihiin  (ant alegic) (antiboiotic)  wax is badala is kuma arag oo wali sidaydii ayaan ahay waxaan rabaa in la iiga jawaabo waxa uu yahay xanuunka iyo waxaan kula tacaali karo

mahadsanidiin
Title: Re: indha xanuun wata cuncun iyo gaduud
Post by: SomaliDoc on December 12, 2008, 11:52:58 AM
Hadii aad dareemeyso indho xanuun iyo gaduudasho markii aad wax akhrinaysid iftiinkane ku dhibayo waxaad u baahantahay in aad indhaha iska cabirtid?
Title: Re: indha xanuun iyo Isha wax yar oo cad iga saran mesha madow
Post by: Luqman ali on November 26, 2021, 09:00:28 PM
Asalaamu alaikum
Isha ayaa ixanuunee kudhawaad aweek now Isha way iga duudatay wax yar oo cadna waa iga saaran yihiin fadlan iga caawi arintaan jazakallah kheer
Title: Re: indha xanuun wata cuncun iyo gaduud
Post by: Milica_soomali on December 21, 2021, 11:29:25 PM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_DDDDDD/border_FFFFFF/flags_1.jfif)