Somali Medical Forums

Health Related Forums => Health News and Events => Topic started by: Admin on January 25, 2007, 06:17:06 PM

Title: Dental, pharmacy and Nursing college oo laga furay jaamacada afrika!
Post by: Admin on January 25, 2007, 06:17:06 PM
Waxaan ugu bishaareyneynaa ardeyda loo soo aqbali jiray jaamacada afrika kuliyadeeda caafimaad iney furtay sanadkaan 2007da wixii ka bilowda 3 kuliyood oo dheeraad ah oo hoos tagaya kuliyada caafimaadka.
kuwaasi oo kala ah, dental medicine, pharmacy iyo nursing college.
---------------------------------------------------------------------------------------------------
By: Dr.Mahdi  8)
Title: Re: Dental, pharmacy and Nursing college oo laga furay jaamacada afrika!
Post by: Omaraa on January 29, 2007, 07:03:08 PM
Awguuriya

waa qaybo aad u muhimsan oo uusan caafimaadka ka kaaftoomi karin

mahadsanid
Title: Re: Dental, pharmacy and Nursing college oo laga furay jaamacada afrika!
Post by: Lovely_Huda on February 01, 2008, 07:06:13 AM
congratulations!!!!!!!!!!!
that is exciting news......  i hope they will  be more development in the future,,,