Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxamadok on October 03, 2018, 09:15:32 PM

Title: Su'aal: Xanuun dhanka caloosha ah?
Post by: Maxamadok on October 03, 2018, 09:15:32 PM
Asc dhaqtar
Waxan ifajaagilbixidaa waxa uu yahay cudurkan
Markii aan baahdo  waxaa laiga qabtaa calossha xanuun aad iyo ayee i xanuunta waxaad umaledaa in uu wax ku dhaganyihiin sodoo kale waxaan dare xiliga dambe ee habeenka
Markii uu xanuunkaas iqabto waxaan tufaa calyo aad ubadan
Xilga uu iga maqayahay

Markii aan wax cuno xanuunki waa uu idhafaaa iyo markii aan dhambacad ujiifto
Sidoo kale markii an subaga idaha kabado waa uu idhafaa ilaa halmali haddi aan wado asbuuc ama bil xanuunkaas waxuu iga maqanada ugu yaraan 4 _6 bil
Link itil maam adoo mahadsan doctor
Mahadsanid
Cazaam
Title: Re: Su'aal: Xanuun dhanka caloosha ah?
Post by: SomaliDoc on February 20, 2019, 07:49:58 PM
Qaabka aad xanuunka u tilmaamaysid waxay u badan tahay caabuqa caloosha raaga inaad qabtid, taasoo lagu garto calool majiir markaad gaajaysan tahay, lalabo, cunno xumo, hurdo xumo. faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan iyo sida loola tacaalo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2150.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2150.0)