Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mahad100 on October 14, 2018, 03:18:27 PM

Title: Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?
Post by: Mahad100 on October 14, 2018, 03:18:27 PM
Asc su'aal
Timaha ayaa ciro iga soo baxday anigo yar hada waxa jira 19 sano cirada mala daaweenkara maxana keena in qofyar ciro kasoo baxdo mahadsanid ???
Title: Re: Su'aal: Anigoo yar ayaa cirro iga soo baxday?
Post by: SomaliDoc on February 20, 2019, 07:51:06 PM
Timaha oo cirro yeesho waa cabasho ku soo badanayso dhalinyarada, qoraal hore ayaan ku faahfaahinnay cilladaan iyo walxaha badin karo ee kaga bogo link-gaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6426.0)