Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Zakariye on February 22, 2016, 10:06:44 PM

Title: Su'aal: Afka ayaa i ura illaa muddo?
Post by: Zakariye on February 22, 2016, 10:06:44 PM
asc wly wxan i haysta dhibato oo ah afka ayaa i ura illaa muddo dentist waa u tagay waana ok ilkaheyga warbaxinno aad ka qorteen waan aqrisaday lkn meesha kaliya aan kaga shagiyay waa Quumanka waxan isku argaa xaaqo badan oo marar soo raaca dhagaxyo tonsil stones qandho wn dareema marka mala iska soo saari karaa dhagaxyadaas anoo guriga jooga mise waa doctor iina hubiya in ay thay quumanka thanks
Title: Re: Su'aal: Afka ayaa i ura illaa muddo?
Post by: SomaliDoc on February 28, 2016, 05:15:47 PM
Akhriso qoraal ku saabsan cabashadaada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2601.0.html)