Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aamzaan on April 20, 2016, 01:03:42 AM

Title: Su'aal: Dhuun xanuunka?
Post by: Aamzaan on April 20, 2016, 01:03:42 AM
Asc  waxasalamaya dhaman admin yasha  website  somalidoc.com salaan kadib waxa  ihayo xanuun in muda  bil  ah ayaa  dhunta  I xanuneeysa  kedib waxa  is  ticmalay  qalajiyo  dhunta  dhinaca bidixda lafta so tagan dhinaceyda  hoso ayuu xanunka  iga bilowday kedib said ayaa  xanun saday habeenki ilkaha  ayaa  griding  kusameya.
dhaqtar ayaa  utagay Marka  candhufta dhunjiyo daco ayaa iqabaneyso mana iga  sobaxeyso.
  Doctor  ent a yaaa  utagay iga  jaray qumanka Hada  kahor  waxu idhahay fungal enfection ayaa  dhunta  kahayo dhuunta  qeybta hore  waxa  kujiro elergy  Marka  wax dhunjiso  isku dhagayo sida kolo oo kale .
Runti  cunusteyda waso  xumantay  codkeyga wuu  isbedelay mudo 2days  ah doctor  dawo bil  ah ayuu iqoray Hada  waxa  Wada  10days  dawadaas  wax isbedel ah well kuma  arkin codkas isbedelay ayaa igu so zaiday
Title: Re: Su'aal: Dhuun xanuunka?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2016, 09:14:10 PM
Way dhici kartaa inay infekshan tahay, hadduu codka isbadalayne inuu infekshanka gaaray xubinta "layrnx" waa suuragal.
Inay cillad kale tahayne waa suuragal, marka waxaan kugula talin lahaa in dhuunta lagaaga sameeyo wax loo yaqaano "Throat Swab" oo ah suuf lagu soo tirayo calyada iyo qoyaanka dhuunta si loo baaro jeermiska ku hayo hadduu jeermis yahay cillada.
Title: Re: Su'aal: Dhuun xanuunka?
Post by: Aamzaan on June 08, 2016, 03:27:53 PM
Scan iyo thyroid  dhiig A yaaa leega  qaday wax na maqabtid A yaaa lagu dhahay
Title: Re: Su'aal: Dhuun xanuunka?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 01:23:44 PM
Baaritaanka aan kuu sheegay samay, waa muhiim si loo shakki baxo.