Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdulkadir Haji on January 31, 2016, 08:50:58 PM

Title: Su'aal: Nabarka dabada kasoo baxo ee la dhaho FISTULA?
Post by: Abdulkadir Haji on January 31, 2016, 08:50:58 PM
Asc wr wb
DR.Salaan kadib waxaan rabaa inaan wax ka ogaado nabarka dabada kasoo baxo ee af ingiriiska lagu dhaho FISTULA
maxaa keena nabarkaas?daweyn tiisa kadib wax difect ah maku yeeshaa taranka qofkaas ama inuu ilmo dhalo
dhabar xanuun maka mid yahay wax yaabaha lagu yaqaano nabar kaas inuu qofka ku keeno
ugu dambeyn qaliin lagu daweeyay kadib malaga yaabaa inuu qofkaas kusoo naqdo markale.
Thanks DR.
Title: Re: Su'aal: Nabarka dabada kasoo baxo ee la dhaho FISTULA?
Post by: SomaliDoc on February 02, 2016, 03:08:30 PM
Akhriso qoraal ku saabsan Anal Fistula: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.msg15066.html#msg15066 (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5618.msg15066.html#msg15066)