Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mo Digdig on June 05, 2016, 08:58:41 PM

Title: Su'aal: Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo?
Post by: Mo Digdig on June 05, 2016, 08:58:41 PM
Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo, cudur miyey keentaa
Title: Re: Su'aal: Daawada lagu cadeysado oo ilkaha lagu nadiifiyo?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2016, 12:37:12 PM
Maya cudur ma keento laakiin dadka qaar ayaa xasaasiyad ku qabo oo faruuryaha dildillaacaan ama gaduutaan.