Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cali Ibraahim on April 22, 2019, 10:17:08 PM

Title: Su'aal: Sankaa iga xiran maalin kasta?
Post by: Cali Ibraahim on April 22, 2019, 10:17:08 PM
Asc Dr's waad ku mahadsantihn runtii hawsha aad inoo heysan.

Waxn isku arkey mudo ka badan 3sano caabuqa SANKA
Imbadan ayd ka hadshen caabuqa ku dhaca SANKA qaasatn sanboorka

Su'asheyda ayaa waxay tahy SANKA iga xiran maalin kasta kuleyl ha jiro ama qabob

Madama sanboorka waqti soo kaco ama sababo kusoo kaco

Dad badan ayn arkey qaba sanboorka wey iga duwanyihn sida aniga maalin walba SANKA iiga xiran uguma xirnanayo

Idinkoo mahdsan talo iga siya