Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed_Carab on September 14, 2018, 09:00:46 PM

Title: Su'aal: Hayaanka raashiinka?
Post by: Ahmed_Carab on September 14, 2018, 09:00:46 PM
Asc bahda SomaliDoc aad baan idin salaamayaa .. salaan ka bacdi, waxaan rabaa inaan ogaado hayaanka raashiinka .. sida raashiinka markuu afka soogalo loo shiido mise loo jajebiyo iyo xubnaha u xilsaaran howshaas baalan fulinteyda iyo weliba sida jirka uu ooga faa'ideysto?

Mahadsanidiin.